Soo upload gareey HTML, hel link toos ah

Soo gudbi file-yada HTML-ka, dooro magac, oo dadku waxay ka heli karaan business.somalipin.org/magacaaga.

Upload fudud

Soo gudbi HTML kaliya ama folder buuxa oo leh CSS, JS iyo sawiro.

Link toos ah

Magaca aad doorato wuxuu noqonayaa URL-ka bogga.

Akoon ammaan ah

Adigu kaliya ayaa wax ka beddeli kara file-yadaada.